Cajiib Bandhig aan noociisa Hore loo arag o Xawaalada Transfer Galaxy ku sameysey Stockholm Sweden

Xawaalada Transfer Galaxy ayaa bandhig ku sameysey suuqa ugu weyn magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden iyadoo ay kusoo bandhigayeen adeegyada ay qabtaan, Tranfer Galaxy ayaa ah xawaalad casri ah una kala gudbisa lacagaha dhamaan daafaha aduunka. Xawaaladan ayaa dhamaan warbaahinta dalka Sweden ay aad u hadal hayeen sanadahan iyagoo sheegay inay la yimaadeen dhalinyaradan Soomaaliyeed Aragti Casri ah,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker