Daawo: Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Xukumada Somaliland iyo Guddida Covid19.
Daawo: Xukuumadihii Kulmiye God Madaw Ayay Ku Rideen Rajadii Shacabka-Xisbiga Ucid, sidaasna waxaa Media-ha u sheegay Xoghayaha Dhalinyarada Xisbiga Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mubaarik ahmed Maxamed




