Dhegayso:Go’aanka ay Kenya ku Xidhay Xuduudaha ‘oo saameeyey’ Ganacsatada Soomaalida

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida Nairobi oo la hadlay idaacada VOA ayaa sheegay in saameyn ballaadhan ay ku yeelatay xuduudaha ay Xidhay  dowlada Kenya.

 

Madaxweynaha Kenya ayaa dhowaan amray in la xidho xuduudaha Kenya ay la wadaagto dalalka Soomaaliya iyo Tanzania.

Ganacsatada ayaa sheegay in xidhista xuduudda Tanzania ay saameyneyso badeecadihii iman jiray Nairobi, halka tan Soomaaliya ay si gaar ah u saameyneyso gobollada waqooyi bari Kenya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker