Daawo Waraysi : Wasiirka Arrimaha Dastuurka JSL Oo Ka Cadhooday Su’aalo La Xidhiidha Wada-hadalladii Khaatumo iyo Somaliland

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa wareysi lala yeeshay wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha dastuurka Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay wada-hadalladii Khaatumo iyo Somaliland, iyo su’aalo la xidhiidha in dastuurka la furayo iyo inkale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker