Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Weerarka Gobolka Sool iyo Inqilaabka Farmaajo ee Villa Somalia

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay weerar khasaare nafeed sababay oo malleeshiyaad ka amar-qaata Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ku soo qaadeen deegaamo ka tirsan Gobolka Sool.

Sidoo kale, Madaxweynaha Somaliland waxa uu ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex-qarxay raysal-wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo cirka isku shareeray, waxaanu sababaha khilaafka ku eedeeyey Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker