” Wasiir Hinda Gaani Shaqadeedii Ayaa Lagu Aamini Waayey” Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedaymo Ay Wasaaradda Shaqadu U Jeedisay Dhalinyarada Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa waxaa uu dhalinyarada reer Somaliland  ka raali galiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyoa arimaha bulshada .

Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker