18 MAY WAA MAALIN QARAN,MANA GUURTO WA DISTOORIYAN.

((Waa malin qaran waxaana ku suntan Mujahidki hogaamiyihi madaxweynihi Ugu horeeyay jamhuuriyada Somaaliland.))
Dib u milicso maalinti kudhawaaqida, Mujaahid Cabdiraxaman Axmed Cali Tuur aya kacay golaha oo buuq iyo sawaxan isla  oogsadey wu dajiyay waxaanu Ku dhawaaqey dib ula so noqoshada dpwladnimadi hoga Ku dhacdey 1960ki in maanta oo ah 18/5/1991 dib dhidibada logu taagey jamhuuriyada Somaliland, Shirki aya marqudha farxad iyo sacab isla oogsadey, maalin taariikhiya oo jidhka jidhidhico ka kacdey oo dad badana farxad awgeed la ilmeeyen ayey ahayd marki  hadalkaasi afkiisa ay  ka soo baxdey Mujahid Cabdiraxaman-tuur. Waxa aalbiyada shacabka ka guuxaysa  maahmaahdi Carabiga ahayd Mujahid Cabdiraxaman buuqi iyo khilaafki shirka Ku dajiyay
((Iraadtu umah hiya iraadatu laah)) oo mar qudha darenki ervooyinka so wada jeedisry hal marna golihi Ku dhawaqen alaahu Akbar alaahu Akbar  alahaau akbar. Taariikhdu calaya xaal iyada is qorta ee shacabka Somaliland how diyaar garooban maalinta qaranimada Somaliland ee 18 MAY. Alaahu Akbar.
Hadaba ugu danbeynti waxaan idin weydinaya laba su’aalood.
1.Ma taariikhda Cabdiraxaman Axmed Cali aya loga cararey maalinti Qaran?
2.Madaxda Kulmiye maalintan munaasibada ah miyay tuuntan oo khamri iyo fusuq ayay Ku xusan?
Idinka ayn idin dhafey jawaabaha
Qalinki : Khadar Kaariye Cune.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker