Halkan ka Daawo Siday Duufaantu u Gashay Magaalada Xaafuun

Xaafuun iyo deegaannada ku dhow waxaa heleelay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay .

 

Kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada oo ay halkaasi ku dhinteen 8 ruux oo kalluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen.

 

 

Waxaa dumay guryihii waxaa burburay Wadooyinkii iyo adeegee korontada, magaalada kuma arkaysid dad oo waa laga qaxay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker