Daawo:- Qaar kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco oo Si Adag uga Hadlay Madax-dhaqameedkii Ergada Utagay Garowe.
Burco-(OWN)-Xildhibaanadan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Burco Ayaa Si Adag uga hadlay Ergo iskugu Jirtay Madaxdh-qameed iyo Ganacsato oo Dhawaan Tagay Magaalada Garoowe ujeedadoona lagu sheegay in ay Puntland Utageen Joojinta Dagaalka Tuka-raq Xildhibaanada ayaa Sheegay in Arintan Hore Loogu Xidhay Boqor Buurmadaw Waxaanay Fariin Culus Udireen Madaxwayne Muuse………………….. Halkan Ka Daawo ………………….