Daawo: Falan-qaynta Joojinta Qaadka Waxaa Warbaahintu waxka Waydiisay Pro Cabdisalaan Yaasiin

Daawo: Falan-qaynta Joojinta Qaadka Waxaa Warbaahintu waxka Waydiisay Pro Cabdisalaan Yaasiin, Falanqayntan ayaa waxa lagaga waydiiyay Pro Cabdisalaan Yaasiin oo ah Siyaasi Ka Tirsan Madasha Wada-tashiga ee Somaliland, Pro Yaasiin ayaa sheegay in Qaadka la Joojiyo ay Tahay Macquul Balse Xukuumada Looga Fadhiyo inay Keento Siyaasad Cad oo ku Wajahan Keenista Qaadka iyo Wakhtiyada uu imanayo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker