Xildhibaan Guruuje oo Usbuuc kaddib weerarkii Dhaawaca loogu geystay soo bandhigay sida Xaalku noqday
Hargeysa (OWN)- Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo toddobaadkii hore dhaawacyo ka soo gaadheen weerar budh loo adeegsaday oo uu ku soo qaaday Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan, ayaa ka hadlay qaabka loo dhameeyey khilaafka gacan-ka-hadalka sababay ee dhexmaray suldaanka iyo Arrimo kale.
Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Xildhibaanka