TPLF Oo Soo Saartay Sharci Cusub oo Ka Dhana Dawlada Itoobiya
Maamulka Tigray ayaa Soo saaray Sharci dhigaya inay Danbi tahay in lala shaqeeyo Dawlada Federalka Ethiopia .
TPLF waxay Ledahay in lala shaqeeyo Dawlada dhexe waa danbi’
Arintan ayaa kahor imanaysa Dastuurka Ethiopia.