Daawo: Muxaadaro ka hadlaysa Taariikhda Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil – Qaybta 1aad

Akhristeyaasha ku xidhan  OodweyneNews.com iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker