Guddoomiyayaashii Baarlamaanada Fadaraalka Somalia Oo Ku Xaniban Dalka Turkiga

Dalka Turkiga waxaa ku  go’doonsan labada Guddoomiye ee Baarlamaanka Soomaaliya,  oo kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

 

Mas’uuliyiintan  oo Dalka Turkiga U Tegay inay ka Qayb galaan shirar Siyaasadeed u Tegaa ka dhacayay dalkaasi, ayaa ka hor inta aysan soo laaban waxaa dalkaas ka dhaqan galay xayiradda socdaalka ee lagu Xakamaynayo Covid-19, iyadoo dhanka kalana ay Soomaliya joojisay duulimaadyadii caalamiga ahaa.

 

 

Mas’uuliyiintan ayaa  dalbaday in xukuumadda Soomaaliya ay u fuduadayso ku laabashada Muqdisho, una dirto dayaarad soo qaada iyaga iyo xubno kale oo ka tirsan labbada baarlamaan oo ku sugan Turkiga.

 

Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saameynta weyn ku yeeshay cudurka faafa ee Covid-19, waxa uuna xirtay xuduudihiisa bad, barri iyo cirba

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker