DAAWO Qaar Ka Mid Ah Reer Boorama Oo Gubay Calankii Soomaaliya
Dhalinyarada Xaafada faaraxyood ee Boorama oo gubay calankii Soomaaliya , Waxayna muujiyeen taagerada ay u hayaan calanka somaliland, iyadoo ay maanta 1-da Luullyo loo dabbaaldego xoriyadda soomaaliya.




