Daawo:Wasiir Seed Oo si Adag Uga Hadlay Amniga Iyo Wadahadalada Somaliya Iyo Somaliland Iyo Arimo kale
Daawo:Wasiir Horu marinta Beeraha Somaliland Ahmed Muumin Seed Oo si Adag Uga Hadlay Amniga Iyo Wadahadalada Somaliya Iyo Somaliland Iyo Arimo kale, Tan ayaa daba Socotay ka dib markii Indhawaalleba ay Warbaahinta ku Arkaynay Madaxdhaqameedka Somaliland oo ka Hadlaya , Cidda Maamulaysa iyo Qaabka Loo Galayo Wada Hadalada Somaliland la leedahay Somalia