Daawo: Ciidamada Police ka Gobolka Togdheer oo Gubay 4500 oo Marduuf
Daawo: Ciidamada Police ka Gobolka Togdheer oo Gubay 4500 oo Marduuf , Qaadkan oo ay Ciidamadu Gacanta kusoo dhigeen waxaa si toos ah Loogu gubay Taliska Qaybta ee Gobolka Waxaana Halkaasi ka hadlay Goobtaasi Saraakiisha ugu Sarraysa Ciidamada Taliska guud ee Ciidamada Qayta police ka ee Gobolka Togdheer