Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo Fadhi Deg deg ah Isugu Yeedhay Golaha Wakiilada

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo Fadhi Deg deg ah Isugu Yeedhay Golaha Wakiilada, ka dib Markii ay Dhawaan Galeen Fasax ku Ekaa Muddo Hal Bil ah . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ka Duulaya Dalabka Madaxwaynaha ayaa Mudanayaasha Golahaasi u kala Diray Ballan ku Mudaysan Maalinta Sabtida ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker