Dawladda Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Shaybaadhka Lagu Baadho Cudurka Covic19
Wasiirka Caafimaadka Somaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo Warbaahinta kula hadashay xarunta dhexe ee Sheybaarka qaranka ayaa shaacisey in hadda wixiii ka dambeeya dadka uu ku dhaco Cudurka coronavirus lagu baadhi doono magaalada muqdisho.




