Daawo:Ugaas Xuseen Geelle Qaar-biciidle oo ka hadlay Xaalada Cusub ee Dalku galay & Arimo Xasaasiya
Daawo:Ugaas Xuseen Geelle Qaar-biciidle oo ka hadlay Xaalada Cusub ee Dalku galay & Arimo Xasaasiya. Waxaanuu Ugaasku Hogatusaalayn Badan Usoo jeediyay Xukuumada Talada Haysa ,Taasoo uu ku Booriyay inay Sifiican Ula Dagaalanto Xanuunka Coronavirus.




