Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Dalka

Guddoomiyaha Guddida Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in 27-ka June loo fadhiisan doono Imtixaanka dugsiyada dalka.

Sida uu sheegay Daa’uud Axmed Faarax Guddoomiyaha Guddida Imtixaanaadka Qaranka Somaliland oo u waramay warbaahinta.

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Somaliland oo qorshuhu ahaa in la qabto 6-da June ayaa waxa dib u dhac ku keenay Xayiraada uu sababay cudurka Coronavirus ee caalamka ku fidaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker