Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Cadde), ayaa cudurka Corona ugu geeriyooday waddanka Uk.

Muqdisho(OWN)Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Ra”iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maalmihii dambe ku xanuunsanayay dalkaas.

Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun.

Sida ay xaqiijisay warbaahinta dawllada somaliya

https://www.youtube.com/watch?v=Nx5rJiUZR8U&feature=youtu.be

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker