Dawladda Somalia Oo Laba Maalmood Fasaxday Duulimaadada Dalka
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duuliska Hawada Soomaaliya ayaa qoraalย ย ka soo baxay ku sheegtay in muddo labo cisho la fasaxay duulimaadyada caalamiga, si muwaadiniinta ku xaniban caalamka loo soo qaado, labo cisho kaddib la joojiyo duulimaadyada, in duulimaad aan aheyn xamuul sida raashin iyo daawo aanay dalka ka soo degi karin mudada 15-ka cisho.
Halkan hoose ka akhriso.





