Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Haysto Musuq-maasuq

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa loo haystaa eedeymo musuq maasuq.Duduzane Zuma ayaa maanta kasoo hormuuqday maxkamad ku taalla magaalada Johannesburg isagoo katiinadaysan.Waxaan lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa fadeexad lagu malaayin oo laaluush ahaan lagu lunsaday oo ay ku lug lahaayeen qoyska Gupta ee ku dhaqan daalkaasi.Balse qoyska Gupta ayaa iska foggeeyay eedeymaha ah inay laalushayeen wasiir dowladda ka tirsan.Duduzane Zuma ayaa beeniyay in wax khaladaad ah uu gaystay, waxaana lagu soo daayay damaanad.Waxaa dhagaysiga dacwaddiisa dib loo dhigay ilaa bisha January ee sannadka nagu soo aadan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker