Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha ,Waa kuwee Tobanka Laacib Ee Ugu Qaalisan Dunida
Waxa lasoo Bandhigay 10-ka Ciyaartoy ee ugu Qiimaha sarreeya Dunida kubadda cagta, waxaana tobannaan Sannadood oo uu kaalmaha sare cidhiidhsanayay kaddib, laga waayey xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo.
Shirkadda Qiimaynta ciyaartoyda ee dhinaca suuqa ee Transfermarkt, ayaa soo saartay warbixinteedii sida joogtada ah ay ugu soo bandhigaysay Qiimaha laacibiinta dunida.
waxaana meel hoose kaga soo baxay Lionel Messi oo hoos uga dhacay halkii lagu Ogaa, laakiin Ronaldo oo dhowaan shirkaddan iska xannibay dhaqdhaqaaqeeda oo uu berigii hore la socon jiray, ayaa gebi ahaanba ka maqan tobanka sare.
FALANQAYNTAAS OO DHAMASTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:




