Ololaha doorashada Maraykanka Oo Si Xawli Ah U Socda

Ololaha doorashada Maraykanka ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo ku dhawaad laba bil oo kaliya ay ka dhimantahay codbixinta.

Madaxweyne Trump iyo musharaxa dimuqraadiga Joe Biden ayaa safaro ugu baxaya gobollada muhiimka ah. Labada dhinac ayaa ku kala duwan qaabka ay farrriimaha ugu gudbinayaan codbixiyayaasha Maraykanka ah.

Hadaba maxaa laga filan karaa ?

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker