Ganacsade Soomaaliya Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya inย koox Burcad ah ay ย gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada Koonfur Afrika.
Kooxdii Burcada aheyd ee dilka geystay, ayaa goobta isaga baxsaday,waxaana dad ku sugan Koonfur Afrika ay sheegeen in meydka muwaadinka Soomaaliyeed mudo kadib goobta laga qaaday.
Dalka Koonfur Afrika sannadihii u dambeeyay waxaa ku sii kordhayay dilalka loo gaysanayo dadka Soomaaliyeed ee ku ganacsada dalkaasi.





