War Deg-deg ah: Dayax-madoobaadka caawa la arkay Iyo Bulshada Oo Masaajiddada Kuxeroonaysa

Ceerigaabo(OWN) Waxa in bdan degaannada Somaliland caawa lagasoo sheegayaa dayax-madoobaad kaasoo magaalooyinka iyo miyigaba bulshada ku dhaqani sidii ay isugu tebin karayeen isugu wargelinayaan.

Bulshada qaybeheeda culimadu hormuudka u tahay ayaa iyaguna msaajidyada salaad ka oogey taasoo si weyn loogu degdegayo sidii hore salaaddaas loo gaadhi lahaa.

Dhinaca kalena ma aha markii ugu horraysey ee arrintan dayax-madoobaadku ka dhacdo geyiga soomaalidu degto, waxana lagu kala qaybsan yahay fikradaha la xidhiidha xilliyada dayax-madoobaadku yimaaddo.

Oodweynenews.com/Ceerigaabo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker