Maxaa u Sababa Shaqo joojinta uu Sameeyay Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland ?

Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in uu muddo laba toddobaad ah hakiyay shaqadii uu u hayay dadka reer Somaliland oo xafiiskiisa ugu imanaya si uu ugu adeego.

Wasiir Axmed Muumin Seed muu sheegin sababta laakiin warqad qoraal oo soo saaray ayuu ku sheegay arrintan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker