Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha ,, Liverpool Oo Halis Ugu Jirta Inaan La Gudoonsiinin Koobka Horyaalka Premier League
Maamulka Horyaalka Premier League ayaa lagu Qasbi karaa inay kulan Degdeg ah ka yeeshaan haddii Liverpool la Gudoonsiinayo Koobka horyaalka haddii Xanuunka Coronavirus uu sabab u noqdo in la ciyaari waayo kulamada ka Hadhsan xilli ciyaareedka.
Fayraska Coronavirus ayaa halis weyn ku ah inuu gabi ahaanba joojiyo Isboortiga Caalamka iyadoo Dawladaha Adduunka Dhamaantood ay dagaal Kula jiraan sidii ay U Xakameyn lahaayeen Faafida Cudurka Covic 19




