Dooddo Ka Dhashay Durba Turanturooyinkii Madaxweyne Joe Biden Iyo Aqalka Cad Oo War Kasoo Saaray.

Madaxweynaha Maraykanka Joe biden, ayaa saddex jeer oo is xigta turaanturrooday mar uu jimcaha maanta 19 March fuulayey sallaanka dheer ee diyaaradda madaxtooyada Maraykanka.
Arrintan oo dareen gelisay xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha 78 jirka ah, ayaa kalliftay in Aqalka Cad ee Maraykanku uu markiiba war ka soo saaro, isaga oo sheegay in madaxweynaha caafimaadkiisu fiican yahay, sababta dhicitaanka ku keentayna ay tahay dabaylo xooggan oo dhacayey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker