SOMALILAND USA PROGRAM: Tanaasulka ugu wayni ka yimaado dhinaca M/weyne Muuse Biixi Ee Arimaha Gudida Doorashooyinka Qaranka JSL

Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV xaruntiisa Minneapolis, Minnesota. Waxaanu ku qaadaadhignay ama ku falanqaynay dhawr arimood: Kulamadii sadexda Xisbi Qaran ee UCID, WADANI iyo KULMIYE ee looga hadlayay arinta Gudida Doorashooyinka Qaranka iyo sida loogu baahan yahay ISKU TANAASUL gaar ahaan Tanaasulka ugu wayni ka yimaado dhinaca M/weynaha. Socdaal M/weyne Muuse Biixi ku tago Gobolada Bari; Midnimada shacabka S/land Qolqol jooga iyo Qurbo jooga iyo booqashada Wakiilka S/Land ee USA Bashir Good ku iman doono  Minnesota.

Halkan hoose riix

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Minneapolis,  Minnesota, USA

geedwareershe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker