ISBADALADA SIYAASADEED EE GEESKA AFRICA IYO SAAMEYNTA S/LAND KU YEELATAY, WADAHADALADA SOMALILAND IYO SOMALIA IYO SOCDAALKA M/WEYNE MUUSE EE GOBOLADA BARI: Somaliland USA Program
Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, Minneapolis, Minnesota. Waxaa lagu falanqeeyay qodobo badan sida: Socdaalka M/weyne Muuse ee gobolada Bari, arinta jabhada Caare, isbadalada siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo saamaynta S/land, wadahadalada Somaliland iyo Somaliya iyo qodob ku saabsan dhinaca deegaanka.
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Minneapolis, Minnesota, USA