Daawo: Falanqaynta Ciyaarihii Udambeeya ,, Olympiacos vs Arsenal iyo Champions league

 

Arsenal ayaa U  Safartay Wadanka Greece si ay Halkaas ugu soo Ciyaarto lugta koowaad wareega 32-aad ee koobka UEFA Europa League, waxeyna la balansan yahiin kooxda Olympiacos oo Qudheedu dooneysa iney Tartankan ku guuleysato.

 

Kooxdan waxey ciyaareysaa Wareegan  kulankii ugu Horreeyay Tartankan maadaama ay ka mid tahay kooxaha kasoo Hahday koobka Champions League, Nasiib xumo waxey ku fashilantay iney kasoo baxdo Bayern Munich iyo Tottenham.

 

Arteta wuxuu isha ku hayaa inuu sii dheereysto rikoorkiisa 9-kulan ee guuldaro la’aanta ah, sidoo kale wuxuu fursad ay tartanka Champions League uga soo aadi karaan u arkaa inuu tartankaan ku guuleysto.

 

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker