Dagaal Gacan ka Hadal ah oo Dhexmaray Wasiirka Warfaafinta Somaliland & Agaasimihiisa

Dagaal gacan ka hadal h ayaa goor dhaweyd dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi .
Ciidamada amaanka ayaa la sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.
Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf cakirani ka dhexeyey wasiirka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi , taas oo sababtey in saxeex-yada qaar ka joojiyo agaasimaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker