Ciidamada Koreynl CAARE Oo Weerar Ku Qaaday Ciidamada Somaliland

Ciidamo uu wato Koreynl Caare ayaa waxaa ay xalay abaaro 3 habeen nimo ay weerar ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .

 

Ciidamada qaranka Somaliland ayaa iska caabin kala hor tagay ciidamada uu watey Korneyl ku waxaana ay taasi ay sabab u noqotey inciidankii ay uu watey Korneyl Caare ay dib ugu noqdaan fadhiisinkoodii ay ka yimadeen ee Qardho

 

Wax Khasaare ahi kamuu dhalan dagaalkan xalay dhacay labada dhinac ba sida ay wararku ku soo gadhayaan shabakada Ilaysnews.com

Image may contain: sky, cloud, outdoor and nature

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 1 person, beard

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, people walking, sky, outdoor and nature

Image may contain: sky, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person

Image may contain: sky, car, outdoor and nature

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker