Maayirka Magaalada Jigjiga Oo Beeniyay In La Jidh-dilay Cabdi Iley Iyo In Xoog Lagu Kaxeeyay + Wararkii Ugu Dambeeyay
Guuleed Cali Faahim, maareyaha guud ee hay’adda Cilmi Baadhista dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, horeyna u ahaa Maayirka magaalada Jigjiga waxa uu ka hadlay wararka sheegaya in Cabdi Maxamuud Cumar xoog lagu kaxeeyay iyo wararkii ugu dambeeyay, Halkan hoose ka DAAWO