Daawo: Madaxwaynuhu waa Inuu Shacbiga U sharaxaa Shirkii dhexmaray isaga iyo Farmaajo, Gud. Cabdirahmaan Cirro
Daawo: Madaxwaynuhu waa Inuu Shacbiga U sharaxaa Shirkii dhexmaray isaga iyo FARMAAJO, Gud. Cabdirahmaan Cirro.
hadaba Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani oo U muuqda Inuu Naqdiyay Shirkaasi dhexmaray labada Madaxwayne ayaa Madaxwayne muuse ka Dalbaday .inuu Shacbiga Somaliland u Sharaxo Wixii ay ka wada hadleen