Shirweynaha 2aad ee Xisbiga Waddani Iyo Maalintii shirkaasi U dambeysay

Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga Waddani, ayaa maalintiisii labaad galay, ayaa waxyaabaha maanta lagaga hadli doono waxa ka mid ah doorashada Hoggaanka oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Xisbiga, Ku-xigeennadiisa, Xoghayaha guud iyo ku-xigeenkiisa.
Xubnaha shir-guddoonka Shirweynaha, ayaa hagi doona maamulka shirka ee maanta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker