Dhegayso: Afhayeenka Ciidamada Booliska Somalia oo Ka Warbixiyay Weerarkaasi

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Weerarkii xalay ee maleeshiyaadka  Al-Shabaab ay ku qaadeen Huteelka Elite oo  ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada amniga ayaa xalay soo gaba gabeeyey hawl-galka kadib markii ay dileen maleeshiyadii Al-Shabaab.

Warbixintii ugu Dambaysay ee Weerarkaas Halkan Hoose ka Dhegayso:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker