Daawo: Trump oo jeediyay Qubaddiisii 3 aad .iyo Waxyaabaha Uu Kaga Hadlay
Daawo: Trump oo jeediyay Qubaddiisii 3 aad .iyo Waxyaabaha Uu Kaga Hadlay. Qudbadiisa oo u Badnayd mid Dhanka Faanka ah oo uu sheegayo inuu Shacbiga Maraynkan U qabtay Shaqooyin Fiican , Saddexdii Sanadood ee uu Xilka Hayay ,
ayaa Dhanka kale markaynu Eegno Waxaa Salaan u Soo Fidisay Gudoomiyaha Aqalka Congress-ka mss Nancy Bolosy , Balse waxaa uu Diiday Mr Tramp inuu Gabi Ahaanba Salaanta ka Qaado Haweenaydaasi.
Waxaan Loo Aanaynayaa inuu ku Colaadinayo Kiiskii Xilka Xayuubinta ahaa ee ay iyadu Homoodka ka ahayd
Qudbadaasi oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo:




