Daawo : 6 Qof ayaa Ku Dhintay .Kuwo kalena Way ku Dhaawacmeen Shil Gaadhi oo Saaka ka Dhacay Inta U dhaxaysa Burco iyo Shiikh.

War deg deh ah : 7 Qof oo ayaa Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Saaka ka Dhacay Inta U dhaxaysa Burco iyo Shiikh.

 

Sida Uu Noo Xaqiijiyay Wariye Mahad Goodir oo Burco Ku Sugan ayaa Warkan

Suxufi Goodir ayaa Sheegay in Cisbitaalka Guud ee  Magaalada Burco Lasoo Gaadhsiiyay 7 Qof ee  dhintay iyo Kuwo kale oo Dhaawacmay.

WARKAAS OO MUUQAAL AH HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker