Daawo: Kuraasta Baarlamaanka Waxaanu Baneynaynaa Markaanu Helno Cid Na Bedesha”” Xildhibaan Ibraahim Buubaa
Daawo: Kuraasta Baarlamaanka Waxaanu Baneynaynaa Wakhtiga Aanu Helno Cid Na Bedesha”” Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa.
sidaasna waxaa ku Tiraabay Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buudaa oo ay Warbaahintu Wax ka waydiisay Xilliga ay Kuraasta Golaha Wakiilada Banaynayaan si Shacabku U Helaan Xildhibaano aay Iyaga Ahayn oo ka Turjuma Baabiyahood.
Kadib markii ay Dadka Horfadhiyeen Muddo Gaadhaysa 15 Sanadood oo ka soo Bilaabmaysa Bishii September ee Sannadkii 2005.
MUUQAALKAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:




