Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay Maraykanka Oo Ku Baaqay in Jiritaanka Somaliland Waxwalba Laga Hor Mariyo
Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyay Maraykanka, Dr. Sacad Sheikh Osman Nuur, oo jaaliyaddii Reer Somaliland ee Maraykanka ugu baaqay in jiritaanka Somaliland wax walba laga hor mariyo. Daawasho Wacan.