Dhegayso: Dhallinyaradii ka tagay Mareykanka ee ku biiray Al-Shabaab

Qaar ka mid ah dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ka Tegay dalka Mareykanka, ee ku biiray Ururka Al-Shabaab, oo qaarkood hadda kasoo goostay ururka iskuna dhiibay Dowladda Soomaaliya.

 

 

Laba ka mid ah dhallinyaradan oo la hadlay barnaamijka  Ka Baxa Idaacada VOA Qaybteeda Afka Somaliga balse Codsaday inaan codkooda la baahin,

 

HADABA BARNAAMIJKA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker