Ciyaaraha Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Ay Si Weyn Uga Dhex Muuqdaan Ciyaartoy Reer Somaliland Ah

Ciyaaraha Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya, waxa si weyn uga dhex muuqda Ciyaartoy reer Somaliland ah, oo tartankii gobollada Somaliland ciyaarayey.
Ciyaartoyda badankood u ciyaarayey Togdheer iyo Daad-madheedh, ciyaarihii Somaliland, ayaa maanta iskaga hor yimid ciyaar adag iyaga kala metelaya Jarar Gobolka la yidhaahdo iyo Dhegax-buur
Ciyaartoyda ayaa waxa ka mid ahaa Cabdirasaaq Hero, Fadxi Riin, Carabo, Xasan Saas oo u ciyaarayey Jarar iyo Xamse Sheekha, Cabdiwaduud iyo Sacad Caynaanshe oo dhagax buur u ciyaarayey.
Ciyaartan ayey guushu raacday Kooxda Jarar oo gool iyo waxba kaga badisay Dhegax-buur.
May be an image of 2 people, people standing, people playing sport and grassMay be an image of 1 person and standingMay be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people and people standingMay be an image of 3 people and people standing

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker