27 Sanno Kadib Maanta Waxa Haboon in Soomaali Tashato Oo Ciddna dhex dhexaadin Somaliland iyo Somaaliya . W/Q Mubaarik Fooje

Isbadalladda   Xawliga   ku  Socdda  ee Geeska  Africa   iyo  Duniddaba   waa Fariin  Cad   Oo   ah  in Dunidda  10 Sanno  ee  Soo  Socdda  wax weyn iska badalayaan taaso lamaaganayahy in laga Fikiro ilaa 100 Sanno ama Qarni kadib .
Tashigu  kama madhna iskaashi Milatari mid Duulaan iyo  Mid Siyaasddeed taasi waxay u baahanatahay in fiiro dhugasho Xoogan laga yeesho .
In Faraha  laga qaaddo wax kasta Oo Collaad Somaali dhexdeedda ah lagana tashaddo in la midoobbo lana dhiso Dawaladd Xoogan la Qorro Milatari iyo Ciidan .
La dhiso dhaqaale Cagaa isku  taaga oo dawaladnimo isla markaana laga Guddbo Qabiiladdan iyo Arimahan hoose ee Xaafadda dhaafsiisanayn .
Xaaladda Geeska kasoo Cosboonatay ee daaran heshiiska Dawaladha Ethiopia  iyo  Eritrea  Oo Muddo Collaad Xoogan ka dhaxaysay ayaa hal mar laga gaadhay heshiis is afgarad buuxa
Taasi  waa arin u baahan feejignaan iyo in Dawaladda Somaaliya ee Maanta jirta loo ogolaadda in wakhtiga loo ogolaaddo madaama ay dadaalayaan inay sii waddaan Dariiqadda nabada Xasilinta umadda Somaaliyeed .
Somaliland  Dadaal wanaagsan  Xaga nabada ah iyo wax qabsi bulshada ah waa jiraa waxaan Maamulka halkaa ka jira kula talinayaa in dib loo bilaabo wadda hadaladii Somaliland  iyo Somaaliya  Maanta uma baahnin kala Go iyo kala tag ee waxa umadda dan u ah is raac iyo midnimo  walaalnimo .
Waxaan kula talinayaa shacuubta somaalidda meel kastoo joogan inaa ka talisaan midnimadda umadda  Somaaliyeed  .
Mubaarik  keyse  Fooje
Doha  Qatar
Email  Mubaarikeldhag2@Gmial.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker