Dhegayso: Xaaladihii ugu Dambeeyay ee Degmada Afgooye
Magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ee Dalka Somaliaย ayaa galaysa weji cusub oo ay kaga soo kabanayso fatahaadihii dhowaan ku dhuftay, inkastoo goobo badan ay weli goโdoon ku sugan yihiin.
Hadana waxaa Jira Isbadal La Taaban karo
Xaalada Degmada ee Wakhti Xaadirkan Waxaa ka Waramaya Gudoomiyaha Degmadaasi
Halkan Hoose ka Dhegayso Warbixinta oo Dhamaystiran’