Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo munaasibadda Ciidda awgeed diray Hambalyada Ciidda..
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa munaasibadda Ciidda awgeed diray Hambalyada Ciidda, isaga oo kelmad dardaaran ah u raaciyey Musharrixiinta Xisbiyada ee gelaya tartanka dooradhada isku sidkan. Ciid wacan oo wanaagsan mudane madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro.