Dhegayso: Dadaallo dib loogu furayo Masaajidda Islii oo socda

Nayroobi :Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda Dadaallo la doonayo in dib loogu furyo masaajidyada iyo goobaha Cibaadada ee dalkaasi.

 

Meelaha dib loo furayo waxaa kamid ah masaajidda xaafadda Islii ee ay Soomalidu ku badan tahay kuwaasoo sadexdii bilood ee lasoo dhaafay u xirnaa cabsida faafista Coronavirus awgiis.

Culumada Soomaalida Nairobi oo kullamo arrintaasi looga hadlayay la yeeshay masuulyiinta Dowladda Kenya ayaa sheegay in la isku afgartay in lagu wado in todobaadka dambe dib loo furo goobaha cibaadada ee Kenya,

Ayadoona ay jiri doonaan sharuudo gaar ha oo la isku afgartay in lagu dhaqmo si looga hortago fiditaanka cudurka COVID-19.

 

Hadaba Arinkan oo Warbaahintu ka Waraysatay Mid ka Mida Colimada Waawayn ee Dalka Kenya .

 

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker